Sarkaal lagu dilay magaalada Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Sarkaal ka tirsanaa ciidamada dowlada Somalia ayaa goor dhow lagu dilay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Rag bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay iney G/sare Maxamed Cabdulle ku dileen Suuq yare ku yaalla agagaarka halka loo yaqaano Haanta dheer oo ku taalla degmada Dayniile xili uu ku sugnaa goob hilibka lagu iibiyo sida ay ku … Continue reading Sarkaal lagu dilay magaalada Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya